Golaha Wakiiladda oo Duuduub ku Ansixiyey Wasiiro Guddida Baanka Dhexe

0
456

Hargeysa (Dawan) Golaha wakiiladda Somaliland oo diuduub ku ansixiyey xubno ka mida golaha wasiiradda iyo guddida baanka dhexe.

Ansixinta masuuliyiintan ayaa shalay kooram la’aan u baaqatay, waxaana fadhigii maalintii shalay mid mid loo dhageystay taariikhdooda nololeed.

Sawirka fadhigii saaka ee lagu ansixiyey wasiiro iyo agaasinka sare ee baanka dhexe ee Somaliland

Leave a Reply