Madaxweyne Muuse Biixi oo Magacaabay Guddiga Shirweynaha Kulmiye

0
480

Hargeysa-(Dawan)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ahna Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ayaa magacaabay guddiga qabanqaabadda Shirweynaha Xisbiga KULMIYE.

guddigan ayaa ka kooban afar iyo toban xubnood oo shaqadoodu tahay qaban qaabada iyo isku daba ridka shirweynaha Xisbiga Xukuumadda ee Kulmiye .

 

Halkan ka Akhri  Magacyada Xubnaha 

No photo description available.

 

Leave a Reply