Wasiirka Biyaha Somaliland oo Ceel-biyood ka Dhagax-dhigay  Deegaanka Gol-jano Ee Gobolka Sool

0
587

Goljano (Dawan) Wasiirka wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland mudane Maxamed Muuse Diiriye, oo maalmahanba hawlo shaqo u joogay gobolka Sool, ayaa Ceel-biyood ka dhagax dhigey deegaanka Gol-jano ee gobolka Sool.

Waxaa dhagax dhiga ceel biyoodkani soo dhaweeyey, bulshaweynta deegaanka Goljano, islamarkaana xukuumadda Somaliland ku amaanay waxqabadka muuqda ee ay sameysay mudadii ay jagada madaxtinimo ee dalka heysay.

Khadarhoryaal@gmail.com

Sawirka wasiirka wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland mudane Maxamed Muuse Diiriye oo ceel biyood ka dhagax dhigay deegaanka Goljano ee gobolka Sool, xuquuqda sawirka Khadar Quule oo ka tirsan wasaaradda warfaafinta

 

 

Leave a Reply