Magaalada Berbera oo Caafimaadkooda la Hubinayo Dirawaliinta Booyadaha + Sawiro

0
619

Berbera (Dawan) Maadaama Terminalku yahay goob adeeg bixiye oo u adeega macaamiil ka kala yimaada dhamaan gobolada dalka waxaa saaka dhamaan Darawallada Booyadaha iyo Shaqaalahaba la eegey heerkulkooda jidheed ( Body Tempreture ) .

Waxaa caafimaadkooda la hubinaya oo laga baadhaya xannuunka Corona dirawaliinta gaadiidka booyadaha ee Haamaha shidaalka magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.

arrintan ayaa noqoneysa talaabo dhinaca faya-dhawrka caafimaad ee bulshadda loo qaaday.

No photo description available.Image may contain: 1 person, standing, child and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, hat and outdoorImage may contain: 1 person, standing and outdoor

Khadarhoryaal@gmail.com

Leave a Reply