Daawo Golaha Guurtidda oo Galay Fasax laba Bilooda iyo Gudoomiye Saleebaan oo ka Hadlay Saameynta Corona-vires

0
462

Hargeysa (Dawan) Gudoomiyaha golaha guurtidda guurtidda Somaliland mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay halista xanuunka Corona-vires “Wax hawla oo maanta inoo yaala ma jiraan, dalka iyo dunidduba waa ay kala xidhan yihiin, marka horta waxaa aynu qaadaneynaa, inta aynu isa salaami kareyno 4-todbaad ILLAAHEY xannuunkan heynaga weydaariye, afar todobaad aynu ku qaadano.
Adduunkuna waa uu kala xidhan yahay, waxaa raacaya fasixii kalfadhiga caadiga ahaa, oo isna inoo bilaabmaya marka aynu kan dhammeysano, marka fasixiina waa aynu ku darsaneynaa 30-ka bisha May ayeynu soo noqoneynaa”

Sawirka Gudoomiyaha golaha guurtidda Somaliland mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, xuquuqda sawirka wargeyska Dawan

Halkan ka Daawo

Leave a Reply