War Deg Dega: Golaha Guurtida Somaliland oo Fasax La Geliyey

0
608

Hargeysa-(Dawan)- Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa maanta la geliyey Fasax afar todobaad ah .

Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland , Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in loo fasaxay mudanayaasha sababo la xidhiidha cudurka Coronavirus-ka

 

Golaha wakiilladda Somaliland ayaa hore fasax loo geliyey, sidoo kale waxa fasax ku jira dhammaan ardayda dalka wax ka barta, waxana la joojiyey goobaha ay dadku iskugu yimaadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here