Daawo: Ugu Yaraan 20 Ruux Oo U Dhintay Cabsi Ka Dhalatay Xanuunka Corona

0
584

Colmbia (Dawan)- Ugu yaraan 23 qof ayaa ku dhimatay mid kamid ah xabsiyada ugu weyn dalka Colombia, kaddib markii ay dhacday wax ay mas’uuliyiinta ku tilmaameen isku day baxsasho oo ay sameeyeen qaar kamid ah maxaabiista, kuwaas oo ka cabsi qabay xanuuka corona.

Leave a Reply