Fadhi Madaxweynaha Somaliland Dalbaday oo la Isugu Yeedhay Mudanayaasha Golaha Wakiillada

0
492

Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, Md. Baashe Maxamed Faarax ayaa mudaneyaasha golaha wakiilada isugu yeedhay fadhi aan caadi ahayn.

Fadhigan aan caadiga ahayn ayaa waxa dalbaday Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, sida lagu sheegay Warqad ka soo baxday Guddoomiyaha Golaha wakiillada oo soo gaadhay  xafiiska warqabadka Mareegta Dawan.

Mudaneyaasha Golaha wakiilada Somaliland oo fasax ku maqanaa ayaa Kulan Aan Caadi ahayn loogu Yeedhay, si ay u ansixiyaan xubnaha xisbiyada mucaaradka ahi usoo xuleen gudiga doorashooyinka Somaliland, waxaanay warqadu u dhigneyd sidan —

Warqadii la isugu yeedhay mudanayaasha golaha wakiiladda Somaliland, ee soo gaadhay xafiiska warqabadka Mareegta Dawan

Leave a Reply