Daawo: Xoghayaha Arimaha Dibada Ee Mareykanka Oo Booqasho Aan La Sii Sheegin Ku Tagay Dalka Afgaanistaan

0
616

Kabul (Dawan)- Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Mike Pompeo ayaa booqasho aan la shaacin ku tagey Isniinta maanta ah magaalada Kabul ee caasimada afgaanistaan, halkaasi oo la filayo inuu ka bilaabi doono qorshe nabadeed iy sidii xal loogu heli lahaa qalalaasaha siyaasadeed ka dib doorashadii madaxtinimada ee dalkaasi ee muranka dhalisay.

Leave a Reply