VideosWararka Dibeda Daawao: Wasiirkii Gaashaandhigga Wadanka Sudan Oo U Geeriyooday Wadne Xanuun. By Wargeyska Dawan - March 25, 2020 0 738 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Khartuum (Dawan)- Wasiirka gaashaandhigga Suudaan, Janaraal Jamaal Cumar ayaa wadna xannuun ugu dhintay gudaha Suudaanta Koonfureed, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka Reuters oo soo xiganeyso afahayeen u hadlay militariga Suudaan.