Daawo: Dawlada Sucuudiga Oo Ku Dhawaaqday Qofkii U Horreeyay Ee U Dhintay Cudurka Corona.

0
833

Riyaad (Dawan)- Sucuudiga ayaa xaqiijiyay qofkii ugu horreeyay ee gudaha dalkaas ugu dhintay cudurka safmarka ah ee Corona.

Qofkan oo 51 jir ahaa ayaa markii hore kasoo safray dhinaca dalka Afqanistaan, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee dowladda Sucuudiga.

Leave a Reply