Daawo Madaxweynaha Somaliland oo ka Hadlay Covid-19, Daynta Somaliya laga Dhaafay iyo Diidmadii labada Xubnood Guddida Doorashooyinka

0
63

Hargeysa (Dawan) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye, mudane Muuse Biixi Cabdi, labada gudoomiye xisbi Qaran ee Waddani iyo Ucid, mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Eng Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe) ayaa  si wada jira Saxaafadda Ula Hadlay ayaa ka hadlay Saddex Qodob oo Muhiima.
1. Fariinta Bulshada Somaliland ee COID 19
2. Deynta Baanka Adduunku ka Daayey dalka aynu jaarka nahay ee Soomaaliya iyo
3. Diidmadii golaha wakiilada Somaliland maanta ku diideen labadii xubnood ee Komishanka Qaranka.

Halkan ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here