Daawo Nuxurka Fariin Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI u Diray bulshada Somaliland

0
406

Hargeysa (Dawan) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Ciro ayaa bulshada reer Somaliland ugu baaqay in fariinta caafimaad ee loo soo gudbiyey ay qaataan, iyo awaamiirta caafimaadka ee ku saabsan xannuunka Covid-19 ee ku saabsan isla xannuunkaasi.

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Ciro isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Waxaa ugu mihiimsan in muwaadinku uu qaato fariinta caafimaad ee loo soo gudbiyey, iyo awaamiirta caafimaad ee ku saabsan, ee loo soo gudbiyey, ee ay u soo gudbiyey dhakhaatiirta iyo guddida Qaranka ee ka hortaga cudurka dilaaga ah marka waxaa aanu ku cel celineyna in aynu dhammaanteen u hogaansano fariimahaasi caafimaad”

Sawirka gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Ciro

 

Halkan ka Daawo

Leave a Reply