Culimada Borama iyo Dhakhaatiirta Gobolka Awdal oo Kulan ka Yeeshay Sidii Bulshada looga Wacyi-gelinlaha Halista Coronavirus

0
720

Borama (Dawan) Culimadda magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal iyo dhakhaatiirta ayaa kulan ka yeeshay sidii bulshaweynta gobolka Awdal looga wacyigelinlahaa halista xannuunka safmareenka ah ee Covid-19.

Guddida Heerka Qaran u diyaar garowga iyo Ka hortaga Cudurka Covid19 ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay Hal doorka Culimadda iyo bahda Caafimaadka Somaliland

Halkan ka Daawo

Leave a Reply