Hooyo ku Guuleysatay Hindisaha iyo Dhammeystirka Guri ay ka Sameysay Cagadaha Qashin Ahaanta loo Tuuro

0
637

Hargeysa (Dawan) Gurigan hada dhammeystirkiisu idiin muuqdo waxaa ay hooyo Waris Amiin Cigaal ay dhidibada u taagtay 23/11/2018, kaas oo ay ka sameysay caadaha biyaha laga cabo ee loo yaqaano Mooya saxada.
Gurigan oo ah hal makhsin waxaa laga sameeyay caagadaha dadku ay biyaha ka cabaan noocyadooda kala duwan, ee xashiish ahaanta leysaga tuuro.
bal aynu eegno qaabii ay hooyo waris amiin cigaal u bilawday Gurigan caagadaha ka samaysan.

Hal abuurnimada hooyo waris Amiin Cigaal ay la timid waxaa ay noqotay mid guuleysatay imikana waxaa qolkan la degan yahay mudo 7 bilooda.

Halkan ka Daawo

Leave a Reply