Barashada Ururinta Xashiishka

0
673

Santa Clara University waa jaamacad madax banaan oo ku taalla Santa Clara gobolka Californiya ee dalka Maraykanka. Tirada ardayda wakhtigan dhigata waa 9 kun oo arday.

Jaamacadda Santa Clara University ayaa wakhtigan maadooyinka ay bixiso ay ka mid yihiin Kooras yaab leh. Maadada ayaa ah Xashiiska iyo qaabka loo ururiyo loona isticmaalayo. Waxaana ay ka kooban tahay cutubyo soo bandhigaya cilmi baadhis ku saabsan qashinka, taasi oo ah inay ardaydu aqoon ka raadinayaan qashinka.

Koorsakani maaha kaftan laakiin waxa uu diirada saaraya sidii ay ardaydu dhamaantood u bartaan aqoonta xashiishka ku qarsoon, iyo sidii bulshada loo baryo qaabka loola macaamilayo xashiishka iyo sida dib looga faa’iidaysan karo. And how societies deal with waste and re-titration .

Leave a Reply