Hargeysa: Nuxurka Kulan dhexmaray Guddiga COVID-19 iyo Shirkaddaha Qaadka Keena

0
970

Hargeysa-(Dawan)-Guddida heer qaran ee ka hortaga Xanuunka Covid19 ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay Shirkadaha dalka keena Qaadka.

Kulankan oo daarranaa sidii laysaga xog waraysan lahaa xaaalda waddanku ku jiro iyo xabsida laga qabo faafitaanka xanuunka Covid 19 iyo i xal looga gaadhiga lahaa qaadka.

Masuuliyiinta Shirkdaha qaadka keena Waddanka oo madashaasi ka hadlay ayaa sheegay inay diyaar u yihiin amar kasta oo kasoo baxa guddida heer qaran ka hortaga xanuunkaasi xattaa haddii la joojinaayo qaadka.,

 

Halkan ka Daawo Muqaalka 

Leave a Reply