Xadiiska Rasuulka (scw)

0
4471

Rasuulka Allah (scw) sida laga weriyay waxa uu arkay nin garaacaya shaqaalihiisa oo la odhan jiray Aba- mascuud. Ka dibna Rasuulka (scw) ayaa ku yidhi “Waxaad ogataa abu- Mascuudow awoodda Ilaahay inay ka badan tahay awoodaada”.

Waxa kale oo Rasuulku (scw) xadiis ku yidhi “ Ninka wax la cuna shaqaalihiisa ee dameerkiisa ku fuula suuqyada dhexdooda, neefkiisa adhiga ahna maala ismuu kibrinin, ismana weynayn” Waxa weriya Imaam Muslim.

Xadiis Al Qudsi wuxu Rasuulka Allah (scw) ku yidhi  “sadddex qof anigaa la doodaya maalinta Qiyaamaha waxaana ka mid ah nin kiraystay qof shaqaale ah shaqadiina ka dhamaystay oo aan mushqaayadiisana siin”.   Werin : (Imam Bukhaari)

Leave a Reply