Noolaha Iyo Wareegga Dhulka

0
618

Mr. Michelle Stephenson ah aqoonyahan cilmiga Fisigiska ayaa magaalada London ka cadeeyay in haddii dhulku uu u joojiyo wareegiisa caadiga ah si kediso ah in hawada ku wareegsan dhulka (atmosphere ) ay ku sii socon doonto xawaarihii uu ku socday mid la mid ah oo dhan 1670 Km/h iyadoo weliba khali wareegaysa.

Aragtida Michelle ayaa cadaysay in xawaarahaasi Hawada Atmosphere-ka ee iska khali wareegyaa uu sababi doono in shay kasta oo dhulka guudkiisa joogaa uu waayayo awoodiisa. waxaana uu intasi raaciyay in saacado yar gudahood ku dhimanayaan balaayiin noolaha dunida guudkeeda ku nool. Waxaana uu cadeeyay in dadka Aadamiga ahina iyagu sida rasaasta u qarxayaan.

Waxa kale oo intaasi ku daray in wakhtigaasi ay bilaabmayaan dabaylo duufaano ah oo keenaya qarxayo iyo dab ka holca badaha iyadoo wakhtigaasi maalinta iyo habeenkuba ay ka dheereenayaan wakhtigoodii hore ee ka dhalan wareegga dhulka.  Waxaana uu warbixintiisa ku dhamaystiray in dhulku isu bedelayo goob aan nololi ka suuratgalyn. (Rt.news).

 

 

Leave a Reply