Qof doonaya inuu ka tago dhaxal wanaagsan, wuxuu bulshada kula noolaada:
- Sidii Ruux u baahan iyaga , waana uu isu dhul dhigaa
- Sidii qof iyaga wax taray oo isagu isku filan.
- Wuxuuna u dhaqmaa sida qof difaacaya.
- Waxaana uu noqdaa sida Dhakhtar iyaga u naxariisanaya.
“Aamuska wuxu ku barayaa dhegaysiga wangaasan arinkaasina may helin dad badani. Isku day inaad hesho weligaa xikmadaasi, kumana fashilmaysid dadaalkaaga wakhti kasta iyo goobkasta”. Ibrahim Fiqi .
“ Guushaadu waxay ku xidhan tahay riyadaada, Maaha riyada hurdada waa tan soo jeedka ee uu weheliyo dadaalkaagu.