Xikmadaha

0
749

Qof doonaya inuu ka tago dhaxal wanaagsan, wuxuu bulshada kula noolaada:

  1. Sidii Ruux u baahan iyaga , waana uu isu dhul dhigaa
  2. Sidii qof iyaga wax taray oo isagu isku filan.
  3. Wuxuuna u dhaqmaa sida qof difaacaya.
  4. Waxaana uu noqdaa sida Dhakhtar iyaga u naxariisanaya.

“Aamuska wuxu ku barayaa dhegaysiga wangaasan arinkaasina may helin dad badani. Isku day inaad hesho weligaa xikmadaasi, kumana fashilmaysid dadaalkaaga wakhti kasta iyo goobkasta”. Ibrahim Fiqi .

“ Guushaadu waxay ku xidhan tahay riyadaada, Maaha riyada hurdada waa tan soo jeedka ee uu weheliyo dadaalkaagu.

Leave a Reply