Xikmadaha Maanta

0
706
  • Saynisku waa mihnad wax ku ool ah, waana furaha sababta arrinka ee nolosha
  • Buug kasta oo aad akhridaa waa daaqado aad dunida ka daawanayso
  • Qofka aan wax baran waa sida dhul omos  ah oo aan waba ka bixin
  • Quruxda shimbirku waa baalasha, ta qofkuna waa aqoonta
  • Waxbarashadu waa tigidhka kaliya ee loo goosto liibaanta, kumana joogsato shahaadadii ugu danbaysay ee aad qaadatay” Tom J. Peters.
  • Waxbarashada maaha diyaarinta nolosha, laakiin iyadaa noloshii ah.
  • Weligay ma qaban shaqo ka adag naftayda, taasi oo mar mar icaawisa, mar kalena iga soo horjeesta” Imaam Qasali
  • Anshaxu waa aas-aaska walxaha runtuna waa sheyga dhamaan akhlaaqdu ay ka kooban tahay.
  • Awoodda iyo maskaxda way iska soo hojeedaan; akhlaaqduna waa asalka shay kasta.

Leave a Reply