Timirta Iyo Caafimaadka Ku Lammaan!

0
966

Sida khubaro dhinaca nafaqaynta cuntada ay cadeeyeen Timirtu waxay leedahay waxtar iyo faa’iidooyin badan sida iyadoo dawo u ah dhiig yaraanta, Roomantiisamka, maxaa yeelay waxa ku jira Faytaminada Bir iyo V 32.

 

Waxayna hoos u dhigtaa curyaanimada iyo lafaha oo jilica, waayo timirta waxa laga helaa Maadooyinka Calcuim, Foosfaras iyo Vitamin A oo lafaha qofka dhisa.

 

Sida la xaqjiiyay waxay timirtu dawo ka tahay xanuunka Kansarka oo dunida maanta ku sii badanaya, iyadoo la ogaaday in goobaha Timirtu ka baxdo aan lagu arag dadka ku nool  xanuunka Kansaraka.

Timirta  waxa ku jira maadooyinka Calcium, Foosfor iyo Vitamin A oo baahi weyn u qabo oo qofka jidhkiisu..

Waxayna caawisa in aanay xidida qofku noqon kuwo adag, taasina waxay ka badbaadinaysa inuu ku dhaco xanuunka subagga.

 

Leave a Reply