Dhaqmada Dadka Ka Fogeey

0
553
  • Nolosha waxay u arkaan inay tartan tahay, kuma caan ah, kuma taajir ah, kuma saaxiibo badan, kuma shaqo wanaagsan. Waa halkaasi meesha uu ka bilaabmo xaasidku, marka aanu qofku kalsooni ku qabin Allah (sw).

 

  • Waxay ka baqayaan inaad adigu ka dheereyso iyagana loo arko Faashil. Mar kasta oo aad ka dheereyso neceybkaa u sii kordha.
  • Waxa laga yaaba inay aaminsan yihiin in aanad u qalmin heerka aad joogto. Marna kama fikirayaan hawsha adag iyo dadaalka aad halkan ku soo gaadhay.

 

  • Waxa laga yaabaa inaad leedahay dabeecado dadku neceb yihiin sida Bakheylnimo, , kibir, Been badan, lugooyo, qaraabo goys, iwm. Taasi waxay ka fogaaysa Bulshada kale.
  • Dadka Qaarkood way xasad badan yihiin waxay doonayaan inaad soo dhacdo sababta oo ah waxay rabaan inaad weydo waxa aad heysato oo aanay iyagu haysan.
  • Waxa dhici karta inay fashilmeen dadka oo dhan waxay la jecel yihiin fashil.

Leave a Reply