Noocyada loo Qaybiyo Khayraadka ku Jira Biyaha Badda

0
1027

Waxa loo qaybiyaa khayraadka ku jira biyaha badda labo jaad oo kala ah ;

1) khayraadka nool (Biotic) tusaale ahaan Kalluunka.
2) khayraadka aan noolayn (Abiotic) tusaale ahaan Macdanta.

Wuxuu usii kala baxaa khayraadka aan noolayni laba nooc oo kala ah:

  • Macdan iyo
  • Tamar

Khayraadka nool isagana waxa loo qaybiya laba qaybood:

  • Cunto iyo
  • Noole

Qaybta cuntada waxa loo sii qaybiyaa

  • Cunto (dhir iyo xayawaan).
  • Waxaan cunto ahayn, tusaale ahaan dhuxul-dhagax.

Nooleyaasha badda waxa loo qaybiyaa sidan:

  • Plankton (waa nooleyaal sabbeeya biyaha oogadooda mana awooddaan inay dabbaashaan waxayna isugu jiraan dhir (phytoplankton) iyo Xayawaan (Zooplankton).
  • Nektons ( Waa xayawaanno awooda inay dabbaashaan si madax-bannaanna ugu dhaq-dhaqaaqaan maayadaha badda.
    Waxaa iyagana loo qaybiyaa addex) qaybood:
  • Pelagic Nektons [tusaaale (tarraaqad ama yuumbi).
  • Demersal Nektons, tusaale ahaan “Cod”.
  • Migratory Nektons, tusaale ahaan “Salmon”.

3- Benthos (Noolayaasha ku nool gunta hoose ee badda). 16% kalluunka ayaa ku nool ama laga dabtaa.

 

 

Leave a Reply