Ramadaan Kasta Waxay Diyaariyaan Raashin Bilaash Ah

0
484

Odayga Camer Dabbor  iyo xaaskiisa  Dalala  ayaa aad shaqeeya bisha Ramadaan si ay u diyaariyaan raashinka afurka bilaashka ah ee ay bixiyaan.  Lamaanahan oo ka soo guuray dalka Suuriya ayaa huteel ka furtay dalka Maraykanka magaalada Philadelphia, waxana ay bisha Ramadaan dadka muslimiinta ugu balan qaadaan inay bilaash tahay afurk iyo cashooyinka ay u u baahdaan. Arintan ayay wadaeen muddo 6 sano ahayd.

Waxa kale oo ka soo qayb gala dad kale oo aan muslmiin ahayn oo iyagu baahi awgeed raashinka usoo doonta kuwaasi oo iyagana ay siiyaan.

Waxaan wakhtigan ay dadaka ku siiyaan hab safari ah, iyagoo qof kasta loo xidho oo uu qaato goobtiisana ku cuno madaama aan la ogolayn dad isu soo urura. Maayarka magaaldan ayaa kala soo qayb galay isagoo uga mahad naqay samafalka ay caadada a dhigteen.

 

Leave a Reply