Somaliland Tirada maalin kaliya laga Helay Covid-19 oo kodhay

0
950

Hargeysa (Dawan) Somaliland tirada xannuunka safmareenka ah ee Covid-19 oo maalinba maalinta ka danbeysa sii kordhaysa.

Waxaa ay saaaka wasaaradda horumarinta caafimaadku bulshada la wadaagtayy in 16 kiis oo cusub laga helay.

Sawirka xogta tirada maanta laga helay

 

Leave a Reply