Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis U Fidiyay 365 Maxbuus

0
408

Hargaysa (Dawan):  Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa cafis guud u fidiyay Maxaabiista danbiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan, xuska maalinta qaran ee 18-ka May awgeed.

Maxaabiistaasi ayaa tiradoodda lagu sheegay  in ay dhan tahay 365 maxbuus, kuwaasoo ku kala jira xabsiyadda dalka.

Sidaasina waxaa lagu sheegay wareegto uu caawa soo saaray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo nuqul ka mida uu soo gaadhay wargeyska DAWAN.

Wareegtadaasina waxay u dhignayd sidan:

Leave a Reply