Masuuliyiinta Degmada Gabiley oo saddex kun oo Saacaddood u Qodaya Beeralayda Gobolka Gabiley Xuska 18-ka Awgi + sawiro

0
960

Gabiley (Dawan) Masuuliyiinta gobolka iyo degmada Gabiley ayaa kaga qayb qaadatay kharashkii ku bixilahaa xuska maalinta Qaran ee 18-ka May in ay saddex kun oo saacadood ay ugu qodaan beeraleyda gobolka Gabiley, si loo dhiirigeliyo tacabka pdhinaca wax-soo-saarka waddanka.

Duqa degmada Gabiley mudane Maxamed Aamiin Cumar Cabdi isaga oo arrintaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Maada xannuunka Covid-19 uu keenay in aynaan sidii hore u weyneyn 18-ka May, oo isu soo baxyo jirin waxaa aanu go’aansaney kharashkii lagu bixin jiray qalabka ee xuska lagu weyneyn jiray in aanu kaga qayb qaado Covid-19 iyo duruufaha uu keenay, sidaasi darteed waxaanu go’aansaney in aanu u badelo saacado qodaal, anaga oo qodi doona saddex kun oo saacadood oo u qodi doona una qodi doona tuulooyinka hoos yimaada degmada Gabiley ee gobolka Gabiley”

Sawirka Masuuliyiinta gobolka iyo degmadda Gabiley, oo saddex kun oo saacadood u qodaysa beeraleyda gobolkaasi, xuska maalinta Qaran ee 18-ka May/xuquuqda sawirka dawlada hoose ee degmadda Gabiley

Leave a Reply