Somaliland – Wararkii u Danbeeyay ee kiisaska Cusub ee Xannuunka Covid-19

0
931

Hargeysa (Dawan) Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, mudane Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa sheegay in 8 kiis oo cusub.

Tiradda ka bogsatay xannuunka safmareenka ah ee Covid-19, wàa 8

Guud ahaan Tirrada Somaliland ee laga helay
Xannuunka Covid-19 waa 129 kiis oo 10-ka mid ahi dhinteen.

 

Warbixinta maalinlaha ah ee wasaaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland

Leave a Reply