DDS — Magacyada 12 Xildhibaan oo Maamuus ka xayuubi lagu Sameeyay

0
641

Jig-jiga (Dawan) Gollaha Xildhibaanada oo fadhigiisii maanta soo gaba gabeeyay ayaa xasaanada ka qaaday, 12 xubnood oo lagu eedeeyay in ay sameeyeen, anshax xumo, musuq maasuq islamarkaana rabshada ku sifoobay.

Maxamed Axmed Layli
Axmed Aadan Axmed
C Waali Axmed Faarax
Mahad Xasan Maxamed
Shaafi Cashiir
Nadiir Yuusuf Aadan
Cabdirisaaq Cabdilaahi Belyi
Yuusuf Cilmi Isaaq
Axmed Xasan Nuur
Yuusuf Axmed Xirsi
Nimcaan Cabdillaahi Xamare
Cabdiraxmaan Curaagte

Leave a Reply