Wasiirka Diinta oo War-gelin Mihiima u Diray Bulshada Somaliland

0
547

Hargeysa (Dawa) Wasiirka wasaradda Diinta Iyo aw-qaafta Somaliland mudane Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa bulshaweynta Somaliland, ku war-galiyey in cidii aragta curashada bisha Shuwaal ay ku soo war-galiyaan xarumaha ugu dhaw sida saldhigyada Booliska, shirkadaha is gaadhsiinta, culimada ku sugan masaajida waa weyn ee gobolada iyo degmooyinka dalka.

Leave a Reply