Dagaalkii Kibirku Keenay!

0
562

Dalka Spein iyo Ingiriiska ayuu dhex maray dagaal xoog badan oo socday sagaal sanadood. Dagaalkan oo dhacay sanadkii 1739 waxa sabab u ahaa ka dib markii Dooni u weyday Captankii Jankiskhan oo Ingiriisa ah soo gaadhay xeebta Spain, ka dibna ay dhegta ka jareen ciidankii Spain.

Dhegta laga jaray Captanka Doonida ee Ingriiska ayaa keentay inay dhintaan dad aad u fara badan oo aan waxba galabsan kuwaasi muddo 9 sanadood ah cabsi dagaal ku jiray. Waxaana uu ka mid noqday dagaaladii nacasnimada ahaa ee dunida ka dhacay mid ka mid ah.

Leave a Reply