Hargeysa (Dawan) Laba qof oo cusub ayaa u geeriyooday xanuunka Koofidh-19 Somaliland, taas oo tirada guud ee dhimashada ka dhigaysa 17 qof.
Sidoo kale, 14 xaaladood oo cusub oo xanuunka koofidh-19 ah (8 rag iyo 6 dumar ah) ayaa maanta laga helay Somaliland, taas oo tirada guud ka dhigaysa 217 xaaladood.
