Gaadhi Ambalaas ah oo lagu wareejiyey guddida coronavirus ee gobolka Awdal.

0
513

Boorama- (Dawan)_Hay’adda (Hallo Trust) ayaa gaadhi Ambalaas ah ku wareejisay gudida coronavirus ee gobolka Awdal.

Gaadhigaas ayaa hay’addu kaga qayb qaadanayasaa ka hortagga xanuunka covid-19 si loogu qaado dadka uu haleelo xanuunku.

Masuuliyiinta hay’adda  (Hallo Trust) ayaa sheegay inay doorkooda kaga qayb qaadanayaan gaadhigaas Ambalaaska ah iyo shaqaale tababaran oo ka shaqeeya sidii wax looga qaban lahaa looguna caawin lahaa dadka uu ku dhaco xanuunka covid-19.

Isuduwaha wasaaradda horumarinta caafimaadka ee gobolka Awdal iyo Meeyarka degmada Boorama ayaa hay’adda (Hallo Trust)

Leave a Reply