Ganacsigu Ma Ka Maarmaa Xayaysiiska?

0
394

Maamulaha shirkadda Rolls- Royce ee dalka Ingriiska soona saarta baabuurta qaaliga ee ay ayaa la weydiiyay su’aasha ah “ Maxaanu ugu arki weynay xayaysiika baabuurtiina  Tv-yada?

Waxaan uu ugu jawaabay “ Dadka aanu baabuurta ka iibinaa maba haystaan wakhti ay ku daawadaan Tv-ga , nagala soo xidhiidh instagram.com/sawtelghad .  Waxa muhiim ah markaad ganacsi leedahay inaad si cad u ogaato dadka macmiilka ku ah wakhtiyadood iy sida aad ugu gudbin karto xayaysiikaaga

Sheekh caanka ah ee Sh.Dandaawi ayaa xikmadan yidhi “ Dhamaanteen ceeb waan leenahay, laakiin haddii aanu jirin huga Allah inoogu qariyay ceebaheena, waxaan la dhiman lahayn khajilaad” . Iyadoo sidaasi jirto ayuu haddana qof kastaa kan kale ceeb uu leeyahay raadiyaa ama mar kasta baahinayaa.

Leave a Reply