Yagoori: Dad Badan oo ku Dhaawacmay Shil Baabuur

0
529

Yagoori : (Dawan). Saddex iyo toban qof ayaaa ku dhaawacmay Shil gaadhi oo saaka ka dhacay duleedka Degmada Yagoori ee gobolka Sool.

 

Dadka dhaawaca ayaa la geeyey Cisbitaalka Magaalada Laascanood , Waxaanay wararku sheegayaan in ay culus tahay xaaladda dadka qaar ka mida .

 

Ma aha shilkii ugu horeeyey ee degmada ka dhaca balse waxa hore uga dhacay shilal ay dad ku dhinteen.

 

Leave a Reply