Wanaagga Walaalka La Jeclow!

0
803

Waxaa laga weriyay Abuu Xamsa Anas ibnu Maalik (Rc) oo ahaa adeegihii Rasuulka (scw):

”In uu ka weriyay Nebiga (scw) in uu yidhi: “ Qofka iimaankiisu dhab ma noqdo ilaa uu la jeclaado walaalkii waxa uu naftiisa la jecel yahay.” ( Bukhaari iyo Muslim).

Xadiisku waxa uu inagu dhiirigelinayaa in qofka muslinka ah akhlaaqdiisu ay noqoto mid ka madhan xumaan, xasad iyo niyad xumo uu u hayo walaalkiisa kale ee muslinka.

Leave a Reply