Shixnado agab caafimaad ah oo loo kala diray gobolada dalka

0
651

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa faahfaahin ka bixiyey agab caafimaad oo loo kala diray gobolada dalka, kaasoo u badan agabka difaaca jeermiska iyo nadiifiyeyaasha dareeraha.

Agabkan ayaa la gaadhsiin doonaa dhamaan xarumaha caafimaadka ee degmooyinka dalka, waxaana loogu talogalay howl-wadeenada ka shaqeeya goobahaasi in ay  bukaanka ugu adeegaan.

Waxa kamida degmooyinka agabka loo dirayo kuwa hoos yimaada Gobolka Maroodi-jeex oo ugu balaadhan bulsho ahaan dalka.

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=Gsm8tgWoCt4&w=933&h=525]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here