Geel lagu Qiima Ridayo Saylada Xoolaha oo caqabad ku Haya reer Miyiga

0
1592

Hargeysa (Dawan) Ilaa lixdameeyo neef oo Geela oo hiliblayaasha caasimada Hargeysi leeyihiin ayaa la sheegay in lagu ilaaliyo xaafada Masalaha Galbeed ee magaalada Hargeysa.

Geelaasi oo Saylada xoolaha ay keenaan arroortii oo ay ugu talo galleen in ay ku jabiysan qiimaha xoolaha dadka reer miyiga ahi u iibkeenaan sayladda.

Geelan ayaa dad u dhuun daloola ay tilmaamwen in hiliblayaasha ujeedada ay leeyihiin ay salka ku heyso in xoolaha saylada la keeno ay ku qiimo ridaan.

Leave a Reply