Sadaqada waxay masaxdaa denbiga qofka bixiya.
Rasuulka Allah (scw) waxa uu xadiis ku yidhi:
“Sadaqadu waxa ay bakhtiiisaa Gafafka sida biyuhu dabka u Damiyaan Oo kale”. Haddaba qofka Muslinka ah waa inuu ku dedaala sadaqada iyo inuu kaalmeeyo dadka baahan.