Sadaqada Iyo Gefafka

0
1673

Sadaqada waxay masaxdaa denbiga qofka bixiya.

Rasuulka Allah (scw) waxa uu xadiis ku yidhi:
“Sadaqadu waxa ay bakhtiiisaa Gafafka sida biyuhu dabka u Damiyaan Oo kale”.  Haddaba qofka Muslinka ah waa inuu ku dedaala sadaqada iyo inuu kaalmeeyo dadka baahan.

Leave a Reply