Xikmad:Waxa Lahaa Wixii Lagu Dadaalo

0
751
  • Inaad intii aad awoodo u noolato iyadoo wax badani ka maqan yihiin ayaa ka wanaagsan inaad u noolaato nolol ku dayasho cid kale ah, xataa haday tahay mid dhamaystiran”

 

  • Wax kasta oo aad ku riyooto lama helo, waxa la helaa waxaad ku dadaasho”
  • Aar gudashada u weyni waa adigoo cafis sameeya”
  • Noqo sida ubaxa oo xataa gacmaha gooyay ayaa udgoon ka faa’iidaan”
  • Wanaag horumarso si markaaga laguu wanaajiyo”
  • Go’aanka kasta oo aad gaadhayso ka fikir waxa uu horseedayo iyo halista ku duugan”

Leave a Reply