Xaqiiqda Iimaanka Dhabta

0
408

Waxa laga weriyay Abu Xamsa Anas Ibnu Malik (Rc) oo ahaa adeegihii Rasuulka (scw) inuu Rasuulka Allah (scw) yidhi : “ Qofna Iimaankiisu dhab ma noqdo ilaa la jeclaaldo walaalkii waxa uu la jecel yahay naftiisa”. Bukhari /Muslim.

 

Xadiskani waxa uu cadaynayaa qiimaha dhabta ee iimaanku ku leeyahay bulshada muslinka ah. Waxaana xadiisku inooga digayaa in xumaan aynaan nafteena raali kala ahayn aynaan dadka muslimiinta kula kicin. Waxa kasta oo aad la jeceshahay naftaada la jeclow walaalka.

Leave a Reply