Saboolkii Quwadda Afraad Ee Dunida Noqday

0
468

Bishii May 10, sanadkii 1940 Naasigii Jarmalka Adolf Hitler waxa uu si fudud u jebiyay ciidmadii difaacii isbahaysiga waxaana ay qabsadeen dalalka Faransiiska, Belgim, Luxembourg iyo Holand. Ciidamadaasi oo ah kuwa lugat oo aad u xoogan. Faransiis

Waxaana ka dhashay dadka aan hoy haysan oo burburay, dhaqaale aad u liita, kaabayaasha nolosha oo ay  u dhamaatay, waa ereyada lagu sifayn karo Faransiiska dagaalki labaad.  Waxaana wakhtiga qabsaday oo xukunka dalkaasi la wareegay Jarmalka.

Markii uu Jarmalka ka adkaadeen isbahaysigu ee uu xoroobay> Faransiisku waxa ahaa dal sabool ah, laakiin waxa uu isku deyay inuu sameeyo dib u dhis ballaadhan iyadoo ay ku adkayd xataa inuu iska bixiyo daymaha lagu leeyahay. Labaatan sano ayuu Faransiisku ku jiray dib u dhis dhaqaale, dhisme iyo mid niyadda bulshadiisa ah. Maantana ciidanka Faransiiska waa quwadda afraad ee dunida, dhaqaalahana waxa uu ku jira 8 dal ee dhaqaale ahaan dunida

Leave a Reply