Cadceeda oo Madoobaatay saaka

0
824

Hargeysa (Dawan) Cadceed (Qorrax) modobaad maanta oo Axad ah laga arkay guud ahaan caalamka.
Waxaa masaajidada badankooda ka socda Quraan iyo salaatul jaamica.

Qorrax madoobasku wax hawl yar maahe ILLAAHEY ayaynu danbi dhaaf ka baryeynaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here