Madaxweynaha Somaliland oo 5 mashruuc xadhiga ka jaray

0
511

Hargeysa (Dawan) Madaxweynaha Somaliland,  mudane Muse Biixi Cabdi,  ayaa maanta xadhiga ka jaray 5 mashruuc oo ka mid ah wax-qabadka wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka ee sanadkan 2020, kuwaas oo kala ah.

1: Dhismaha xarunta hayada wadooyinka
2: Dhismaha waaxda liismada iyo sumada
3: Qalab iyo gaadiid lagu kordhinayo dhismaha
wadada Ceerigaabo
4: Laabka qaranka ee hubinta tayada
wadooyinka, iyo dhismaha guryaha.
5: Hoostada ama geerashka gaadiidka dawlada.

Leave a Reply