Ducada Qofka Muslinka

0
5611

Abu Dardaa, (Rc),waxa laga weriyey,inuu maqlay, Rasuulka Allah (scw) oo leh, “ Ducada qofka muslinka ahi, u duceeyo walaalkii isagoo ka maqan, waa mustajaaba, oo waa la aqbalaa, waxaana madixiisa jooga Malag, loo wakiishay oo marka uu walaalkii khayr ugu duceeyoba, waxa Malaggu yidhaahdaa, Aamiin, adigana sidoo kale hel”.

Waxa Rasuulka Allah(scw) xadiis ku yidhi “ Dhoola Caddaynta, aad wejiga walaalkaa ,u dhoolla cadaynaysaa, waa sadaqad”  ( Tarmadi)

Leave a Reply