Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Somaliland oo  amar Culus Dul-dhigay qaar kamid ah Shirkadaha Korontada

0
741

Hargeysa (Dawan) War saxaafaddeed ka soo baxay xafiiska wasiirka wasaaradda tamarta iyo macdanta Somaliland, mudane Jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal, ayaa amar dul dhigay qaar ka mida shirkaddaha korontadda ee waddanka ka hawl galla.

Halkan ka Daawo

Leave a Reply