Hablo Maqalka Naafo ka ah oo u Fadhiistay Imtixaankii saaka

0
640

Hargeysa (Dawan) Lix hablood oo maqalka naafo ka ah ayaa saaka u fadhiistay imtixaanka shaadiga fadalada afraad ee dugsiyada sare ee Somaliland.

Kuwaas oo karti iyo dadaal dheer kadib maanta guranaya midhihi guusha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here